Imaamu Shaafici
Imaamu Shaafici
  • 72
  • 580 877

Відео

Gudoomiyaha AhluSunna Mucalim Maxamuud Ayaa KaTacsiyeeyay Shariif Axmed Sharif Muxammad Alxadaad AUN
Переглядів 35014 днів тому
@ImaamuShaafici #muxaadaro #ahlusunnahwaljamaah #wacdi #tacsi #HogaamiyahaAhlusunna #MucalimMaxamuud Gudoomiyaha Ahlu-Sunno Macalim Maxamuud Ayaa Katacsiyeeyay Geerida ku timid Allaha u Naxariistee Shariif Axmed sharif maxamed Alxadaad oo ku geeriyooday Dalka Sacuudi Carabiya.
Dr Sh Maxamed Shaakir Oo Hogaaminaya Jamaacada Ree Sh Yusuf Direed Oo Gaaray Tacsida Sh Cusman Xidig
Переглядів 33614 днів тому
Dr Shiikh Maxamed Shaakir Oo Hogaaminayo Jamaacada Ree Shiikh Yuusuf Direed Oo Kasoo Qeybgalay Gabagabada & Gunaanadka Tacsida Rabbi Haw Naxariistee Shiikh Cusmaan Xiddig
Khatinka iyo Gogol Laabka Kheyraadkii Mudo Bil Ka Badan Loo Akhriyay Sheekh Cusmaan Xidig A.U.N
Переглядів 11614 днів тому
@ImaamuShaafici #muxaadaro #ahlusunnahwaljamaah #wacdi #Ahlusunna #SheekhCusmaanXidig Khatinka iyo Gogol laabka kheyraadkii mudo bil kadaban loo akhriyay sheekh cusmaan xidig
Xananbuure oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Hogaamiyaha Guud ee Ahalu-Sunna Macalim Maxamuud Sh Xasan
Переглядів 13021 день тому
‎@ImaamuShaafici #muxaadaro #ahlusunnahwaljamaah #wacdi #muxadaro #macalin_maxamuud_sheekh_xasan Xananbuure oo Maanta lagu Soo Dhaweeyay Hogaamiyaha Guud ee Ahalu-Sunna Macalim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax".
Heshiisiinta Beelaha Walaalaha Ah Ee Xeraale iyo Caabud-waaq (الإصلاح بين الناس), Mucalim Maxamuud
Переглядів 19921 день тому
@ImaamuShaafici #muxaadaro #ahlusunnahwaljamaah #wacdi #muxadaro #hogaamiyahaAhlsuna Mucalimka kuwii kafaa'iidaysta oo hadalkiisa qaata Allah ha naga dhigo waxow kashaqaynayo wa wanaag (الإصلاح بين الناس)
Subxanallaah ! Soomali Ka tagtay Diintena Suuban ee Islaamka 🥲┇► Sheikh Cabdikariim Cusmaan Ceynab
Переглядів 14221 день тому
@ImaamuShaafici #muxaadaro #ahlusunnahwaljamaah #wacdi #muxadaro #daawo #islam #Islaamka Subxanallaah ! Soomali Ka tagtay Diintena Suuban ee Islaamka 🥲┇► Sheikh Cabdikariim Cusmaan Ceynab
Waxaan Si Gaar Ah U Amaanayaa Raisul-Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Mucalim Maxamuud
Переглядів 14921 день тому
‎@ImaamuShaafici #muxaadaro #raiisul_wasaaraha #soomaaliya #ahlusunnahwaljamaah Waxaan Si Gaar Ah U Amaanayaa Raisul-Wasaaraha Dalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre - Hogaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Ahlsuna Fadiilatu Shiikh Mucalim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax (Allaha Xafido). Macalin Maxamuud “Sida uu Ra’isul wasaaraha u garab istaaga Falastiin waan ku dhiirigelineynaa”
Warbixin: Farxaddii Bishii uu dhashay xabiibkeena Muxamad NNKH oo Soo dhowaatay.
Переглядів 9521 день тому
@ImaamuShaafici #muxaadaro #mawliidka #mowliidka #ahlusunnahwaljamaah Warbixin: Farxaddii Bishii uu dhashay xabiibkeena Muxamad NNKH oo Soo dhowaatay. Tabiye: Cabdi-Majiid Xuseen Xirsi.
Huurshe, Siyaarada Culimada iyo Dib u heshiisiinta Beelaha Walaalaha Ah Ee Xeraale iyo Caabud-waaq
Переглядів 30921 день тому
‎@ImaamuShaafici #ahlusunnahwaljamaah muxaadaro #muxadaro #macalin_maxamuud_sheekh_xasan #hogaamiyaha_Ahlsuna #Gudoomiyaha_Ahlusunna #Somalia "Waxa Aan Huurshe u imaanay Ka Qayb Galka Siyaarada Culimada iyo Dib u heshiisiinta Beelaha Walaalaha Ah Ee Xeraale iyo Caabud-waaq" "Gudoomiyaha Guud Ee Ahalu-Sunna Macalim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax" Huurshe, Siyaarada Culimada Sh Yuusuf Direed & Sh M...
Boqolaal Mashaaikh Iyo Xer Ah Oo kasoo Qayb Gashay Siyaaradii 76aad Ee AUN Sheekh Xaaji Aadam
Переглядів 27721 день тому
Boqolaal Mashaaikh Iyo Xer Ah Oo kasoo Qayb Gashay Siyaaradii 76aad Ee Shiiqii Wayn AUN Shiiq Xaaji Aadam DAAWO Banaanbaxa Siyaarada
Qofka yiri waxan caabudaa Ilaah aniga ii eg iyo kan yiri Allaah Makhluuqa uma eka yaa saxan?!
Переглядів 19221 день тому
@ImaamuShaafici #muxaadaro #muxadaro #wacdi Sheikh Maxamuud Dheere " qofka yiri Waxaan caabudayaa ilaah aniga ii eg, iyo kan yiri Waxaan caabudayaa ilaah aan maqluuqiisa meel ka shabihin labadaasi ilaaheey qayrkiisa in ay caabudaan yaa u dhow? ".
Hogaamiyaha Ahlusunna Wal Jaamaca & Culimo Badan Oo Gaaray Deegaan Diimeedka Huurshe
Переглядів 7428 днів тому
@ImaamuShaafici #muxaadaro #ahlusunnahwaljamaah #siyaaro Hogaamiyaha Ahlusunna Wal Jaamaca Iyo Culima Kale Oo Badan Ayaa Gaaray Deegaan Diimeedka Huurshe iyagoona Ka Qeybgeli Doona Siyaaradii Shiikh Yuusuf Direed AUN.
Maxey tahay sababta uu Sh Umul dooda dhinac kale ugu weeciyay waqti been fasirkiisii laga jawaabay?
Переглядів 12128 днів тому
WAREYSI : Maxey tahay sababta uu Sheikh Umul uu dooda dhinaca kale uu weeciyay Xili Culimada Ahlusunnah Waljamaaca ay ka jawaabeen been fasirkii Kutubta Sheikh Cuthmaan Xidig AllahaUnaxariistee. Dhinaca kale maxaad kala socotaa taariikhda madoow ee Wahaabiyada Soomaaliya. Dr Maxamuud Azhari ayaan ka wareeysanay.
Mid Ka Mid Ah Culimadii Wax Kasoo bartay Sh Maxamuud Guricel Oo Si Cajiiba U Soo Dhaweeyay Shiiqiisa
Переглядів 17328 днів тому
@ImaamuShaafici #ahlusunnahwaljamaah #muxaadaro Mid Ka Mid Ah Culimadii Wax Kasoo bartay Shiiq Maxamuud Guriceel Ayaa Si Cajiib Ah Ugu Soo Dhaweeyay Shiiqiisa Madrasada Uu Maamulaha Ka Yahay
Sheekh Maxamuud Guriceel oo Kumanaan Muslimiin ah Kula Hadlay Masjidu Jaamacatu Raqay Dhuusamareeb
Переглядів 202Місяць тому
Sheekh Maxamuud Guriceel oo Kumanaan Muslimiin ah Kula Hadlay Masjidu Jaamacatu Raqay Dhuusamareeb
Hogaamiyaha Ahlsuna Sh Maxamuud iyo Dr Sh Shaakir ayaa gaaray hoygii AUN Sh cusmaan Xidig
Переглядів 285Місяць тому
Hogaamiyaha Ahlsuna Sh Maxamuud iyo Dr Sh Shaakir ayaa gaaray hoygii AUN Sh cusmaan Xidig
Dhusamareeb:-Soo dhaweynta Caalimka Soomaaliyeed ee Sheikh Maxamuud guriceel.
Переглядів 291Місяць тому
Dhusamareeb:-Soo dhaweynta Caalimka Soomaaliyeed ee Sheikh Maxamuud guriceel.
Caqiidada Ahlusunnahu waa Caqiidada Ashaacirada, c Imaamu Nawawi ayaana kamid ah - Shariif Markaawi
Переглядів 69Місяць тому
Caqiidada Ahlusunnahu waa Caqiidada Ashaacirada, c Imaamu Nawawi ayaana kamid ah - Shariif Markaawi
Ashaacirada lagama maarmo iyagaa diinta u qidmeyay kuwa diidan xitaa kama maarmaan - Sh Muxamad Guud
Переглядів 75Місяць тому
Ashaacirada lagama maarmo iyagaa diinta u qidmeyay kuwa diidan xitaa kama maarmaan - Sh Muxamad Guud
المنظومة اللدالية في رثآء الشيخ " عثمان حدغ " ذي المناقب السامية بصوت الناظم الشيخ أحمد عبد جمعالى
Переглядів 58Місяць тому
المنظومة اللدالية في رثآء الشيخ " عثمان حدغ " ذي المناقب السامية بصوت الناظم الشيخ أحمد عبد جمعالى
Waxaa Magaalada Muqdisho Laga Daah Furay Siyaaradii 82 Aad Allaha Unaxariistee Shiikh Axmed Mataan
Переглядів 2,3 тис.Місяць тому
Waxaa Magaalada Muqdisho Laga Daah Furay Siyaaradii 82 Aad Allaha Unaxariistee Shiikh Axmed Mataan
Sh Maxamed Weli oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay in laga digtiinaado gaalaysiinta muslimiinta
Переглядів 81Місяць тому
Sh Maxamed Weli oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay in laga digtiinaado gaalaysiinta muslimiinta
Wahaabiyadii Oo Karbaash Culus La Saaray iyo Abwaankii Caanka Ahaa Ee Ahlusunna Abwaan Nuuriye
Переглядів 181Місяць тому
Wahaabiyadii Oo Karbaash Culus La Saaray iyo Abwaankii Caanka Ahaa Ee Ahlusunna Abwaan Nuuriye
Waxaa Soodhaw Siyaarada Sh Yuusuf Sh Ibraahim Direed Oo Sanad Waliba lagu Qabto Magaalada Huurshe
Переглядів 202Місяць тому
Waxaa Soodhaw Siyaarada Sh Yuusuf Sh Ibraahim Direed Oo Sanad Waliba lagu Qabto Magaalada Huurshe
Sheikh Cabdifitaax Usuuli ayaa si adag uga hadlay gaaleeysiinta dadka muslimiinta ah.
Переглядів 1,7 тис.Місяць тому
Sheikh Cabdifitaax Usuuli ayaa si adag uga hadlay gaaleeysiinta dadka muslimiinta ah.
Kulan Cilmiyeed Bulshada Looga Baraarujinay Takfiirka - Sh Xasan Abshir Iimaan
Переглядів 873Місяць тому
Kulan Cilmiyeed Bulshada Looga Baraarujinay Takfiirka - Sh Xasan Abshir Iimaan
Fikirkaan Qaldan Ee lagu Dhigayo Iskuulada & Masaajida Qaarkood....." "Sheekh Maxamuud Guriceel
Переглядів 405Місяць тому
Fikirkaan Qaldan Ee lagu Dhigayo Iskuulada & Masaajida Qaarkood....." "Sheekh Maxamuud Guriceel
Wahaabiyadii Oo Godkoodii Biyo Ugu Soogaleen Shalaad Dhalataye Waa La Shubi Jiray┇► Sh Xasan Abshir
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
Wahaabiyadii Oo Godkoodii Biyo Ugu Soogaleen Shalaad Dhalataye Waa La Shubi Jiray┇► Sh Xasan Abshir
Bulshada Soomaaliyeed Maadaama 99% ay yihiin kuwo Ashaaciro ah waa u muhiim in ay bartaan imaamkooda
Переглядів 216Місяць тому
Bulshada Soomaaliyeed Maadaama 99% ay yihiin kuwo Ashaaciro ah waa u muhiim in ay bartaan imaamkooda

КОМЕНТАРІ

  • @roodaismai-dm8kb
    @roodaismai-dm8kb 5 днів тому

    Allaha caafiyo shiiq saalah mocalin

  • @GladysSoltys-c7k
    @GladysSoltys-c7k 5 днів тому

    Gonzalez Laura Brown Donald Jackson Ronald

  • @geediawliiban3678
    @geediawliiban3678 6 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedsharifali3886
    @mohamedsharifali3886 8 днів тому

    Ha ku gabanin waa la ii gaaleysiiyey ee haddii ku dhacdid ficil gaalnimo keenayo waa lagu gaaleysiin. Beenlow suufi muskrik gaal ah baad tahay haddii aad xaaladan ku dhimatiin

  • @cabdiraxmaanxaaji1482
    @cabdiraxmaanxaaji1482 11 днів тому

    Haduu dhaho kawaran dhulka 4 sheekh ayaa fidisay

  • @cabdiraxmaanxaaji1482
    @cabdiraxmaanxaaji1482 11 днів тому

    افنيت النام بلحظتي

  • @cabdiraxmaanxaaji1482
    @cabdiraxmaanxaaji1482 11 днів тому

    Aamus shaaficiyo ma ihide suufiyaa tahay

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 11 днів тому

    sawta munaaqibka kuugu qoran inu jaynaani dhulka leeyahay.... Maxaad uga been sheegaysaa.

  • @AbdullahXayow-ly2bb
    @AbdullahXayow-ly2bb 11 днів тому

    wahabi ALLAH UMADA KA QABTA WAA FIDNO DIINTA IYO UMADA LAGU FASAHAADINAYO

  • @caddeeye
    @caddeeye 12 днів тому

    Walaaloow dadka dhintay ka dhamaada, wakhtigiinna dikri allah ku bixiya,, dadka dhintay duco uun bay idinku leeyihiin

  • @QaranMedia
    @QaranMedia 15 днів тому

    Masha Allah ❤

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 16 днів тому

    رحم الله الشيخ شريف أحمد رحمة الأبرار وأسكنه الفردوس الأعلى مع الذين أنعم الله عليهم من النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا ونفعنا الله به وبعلمه نفعا لا خسران ولا نسيان بعده

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 17 днів тому

    Allaha U naxariisto

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 17 днів тому

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @SUUFITV
    @SUUFITV 17 днів тому

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان

  • @SUUFITV
    @SUUFITV 17 днів тому

    إنا لله وإنا إليه راجعون 😢

  • @SUUFITV
    @SUUFITV 17 днів тому

    M.a

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 17 днів тому

    Allaha noo Xafido Dr Sh Maxamed Shaakir

  • @QaranMedia
    @QaranMedia 17 днів тому

    Allaha Xafido Shiikheena

  • @QaranMedia
    @QaranMedia 17 днів тому

    Masha Allah

  • @QaranMedia
    @QaranMedia 18 днів тому

    M.a

  • @QaranMedia
    @QaranMedia 18 днів тому

    Allaha U Naxariisto Caalimkeena Sheekh Cismaan Xidig

  • @QaranMedia
    @QaranMedia 18 днів тому

    Maashaa Allaah Siyaarado Aad U Qiimo Badan ❤❤❤

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 18 днів тому

    Allaha U Naxariisto Caalim Keenii Sheekheenii Sh Cusmaan Xidig

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 18 днів тому

    Allaha U Aqbalo Sheekheena Sh Cusmaan Xidig Allaha Gaarsiiyo

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 18 днів тому

    Joogi lahaayaa 😢

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 18 днів тому

    Maashaa Allaah

  • @SUUFITV
    @SUUFITV 18 днів тому

    Naxariistii Janno Allaha Ka Waraabiyo Sheekheena Sh Cusmaan Xidig

  • @SUUFITV
    @SUUFITV 18 днів тому

    Allaha Xafido Culimada Ahalu-Sunna

  • @SUUFITV
    @SUUFITV 18 днів тому

    Masha Allah

  • @user-uk1bp7yd4g
    @user-uk1bp7yd4g 18 днів тому

    أفصح الله لسانكم وكثر الله امثالكم

  • @ahmedsuleimanireland4385
    @ahmedsuleimanireland4385 19 днів тому

    Sheikhow waxaa lagugaaleysiiyey abaar oo wixii qaldan laftirkaada kahadal 1. Erey oo aad iskudifaaceysid ma aragno ee ......

  • @FindhicilKabeeye
    @FindhicilKabeeye 19 днів тому

    MaashaAlaa

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 20 днів тому

    Maasha’llh

  • @AbshiroMohamed-du5mw
    @AbshiroMohamed-du5mw 20 днів тому

    Scw scw

  • @m.s.c.s.a
    @m.s.c.s.a 22 дні тому

    اللهم لا تؤاخذنا بما فعل السفهاء منا

  • @QaranMedia
    @QaranMedia 22 дні тому

    Masha Allah Barako

  • @SUUFITV
    @SUUFITV 22 дні тому

    Allaha ku Xafido

  • @SUUFITV
    @SUUFITV 22 дні тому

    Wanaag badanaa la socd kaaga Sheekheena Fadiilatu Shiikh Mucalim Maxamuud Sh Xasan Faarax

  • @SUUFITV
    @SUUFITV 22 дні тому

    M.a

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 22 дні тому

    Sheekheena Sh Mucalim Maxamuud Allaha Xafido

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 22 дні тому

    Maashaa Allaah

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 22 дні тому

    Waanada iyo wacdiga Sheekheena Allaha Nagu Anfaco

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 22 дні тому

    Alx

  • @abdullahisheikh8699
    @abdullahisheikh8699 22 дні тому

    Maashaa Allaah

  • @SUUFITV
    @SUUFITV 22 дні тому

    Allaha Xafido Shiikheena Mucalim Maxamuud Sheikh Xassan Faarax

  • @SUUFITV
    @SUUFITV 22 дні тому

    M.a

  • @QaranMedia
    @QaranMedia 22 дні тому

    Masha Allah. Allaha Nagu Anfoco waanada Sheekheena

  • @FartuunAxmed-t7r
    @FartuunAxmed-t7r 22 дні тому

    M.a allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤

  • @QaranMedia
    @QaranMedia 23 дні тому

    رَّبَّنَا عَلَيْكَ تَوَكَّلْنَا وَإِلَيْكَ أَنَبْنَا وَإِلَيْكَ الْمَصِيرُ 🤲🤲